Ciidamada Dowlada iyo kuwa Galmudug oo caawa gudaha u galay Guriceel

Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa ku waramaya in ciidanka dowlada federaalka Soomaaliya ay wehliyaan ciidamada Galmudug gudaha u galeen xaafado katirsan Guriceel. Ciidamada Ahlu Sunna oo horey ugu sugnaa magaalada Guriceel ayaa lagu soo waramayaa in caawa ka baxeen qeybo badan oo kamid ah magaaladaasi kadib markii ay kusoo dhawaadeen ciidamada … Continue reading Ciidamada Dowlada iyo kuwa Galmudug oo caawa gudaha u galay Guriceel